(Daawo sawirro) Madaxweyne Trump oo qaaday talaabo ka yaabisay shacabka Maraykanka

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa bilaabay ololihiisa doorashada sanadka 2020-ka, isagoo magacaabay agaasimaha doorashadiisa. Brad Parscale oo horey uga tirsanaa shirkadda Trump, hawlo badana ka qabtay ololihiisii 2016-kii ayaa loo magacaabay agaasimaha ololaha doorashada Trump ee 2020-ka. Trump ayaa noqday Madaxweynihii ugu horeeyay ee xilka haya oo 3 sano ka hor muddo xileedkiisa ku dhawaaqay … Continue reading (Daawo sawirro) Madaxweyne Trump oo qaaday talaabo ka yaabisay shacabka Maraykanka